NorSom News Reiseundersøkelse

Kjære leser av NorSom News,

Takk for at du tar deg tid til å besvare denne spørreundersøkelsen om dine reisevaner. I denne undersøkelsen vil vi spørre deg om dine vaner i forhold til reiser. Undersøkelsen vil bare ta noen få minutter.

Macaamiilka sharafta lahow ku mahadsanid waqtigaaga aad uga jawaabeyso su´aalaha ku saabsan caadooyinka safarkaaga. Waxaan dhowr su´aalood oo xog uruurin ah ka rabnaa inaan kaa weydiino safarkaaga iyo sida aad u aragto la safarka diyaarista Ethiopian Airlines.

Secured
1

Hvor ofte flyr du til Mogadishu? - Ilaa imisa jeer ayaad Muqdisho u safartaa sanadkii?

Select one answer
2

Hvilke flyselskap som flyr til Mogadishu kjenner du til - Ilaa imisa diyaaradood ayaad Taqaan oo Muqdisho ka dega:

Nevn alle du kjenner til - Magacyadooda qor
3

Hvilket flyselskap foretrekker du å fly med til Mogadishu? - 3. Shirkadee diyaaradeed oo aad dooran laheyd safarkaaga Muqdisho?

Select one answer
It is easy to create a survey free ✓ Powered by Survio
4

Har du noen gang flydd med Ethiopian Airlines? - Waligaa horey marna ma u raacday diyaarada Ethiopian Airlines?

Select one answer
5

På en skala fra 1-10, hvor 1 er minst mulig og 10 er mest mulig. Hvor mye tillitt har du til Ethiopian Airlines som flyselskap? - Adiga oo ku cabiraya tiro u dhaxeyso 1 ilaa 10, kalsooni intee le´eg ayaad ku qabtaa shirkada diyaarada Ethiopian Airlines. 1 waa wax kalsooni kuma qabo, halka 10 ay tahay waxaan ku qabaa kalsooni buuxdo oo dhameystiran.

6

Hvilke av følgende er viktigst for deg når du bestiller en flybillett? - Marka aad dalbaneyso tigid diyaaradeed, waxyaabahan soo socdo, kee ayaa kuugu muhiimsan

Select one answer
7

Er du medlem av en eller flere av følgende bonusprogram? - Xubin maka tahay barnaamijyadan qiimo-dhimista loogu sameeyo macaamiisha, hadii aad ka tahay magacow?

Select one or more answers
8

På en skala fra 1 til 10, hvor 1 er helt uten betydning og 10 er helt avgjørende for valg av flyselskap. Hvor viktig er det for deg å samle bonuspoeng? - Adiga oo ku cabiraya tiro u dhaxeyso 0 ilaa 10, muhiimada intee le´eg ayuu kuu leeyahay dhibcaha bonus-ka ee qiimo-dhimista. 0 waa wax muhiimad ah iima lahan, halka 10 ay tahay si aad ah ayuu muhiim iigu yahay,.

It is easy to create a survey free ✓ Powered by Survio
background